Ciidamada Danab oo lagu amray in Nolol ama geeri ku keenaan dadkii ka dambeeyay …

Ciidamo katirsan kumaandooska Soomaaliya ee loo yaqaan Danab ayaa la geeyay degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeelaha Hoose si ay u joojiyaan colaad u dhaxeysa labo maleeshiyo beeleed oo wada dega degmadaasi. Waxaa sidoo kale degmada Wanlaweyn gaaray Gudoomiyaha Maxkamada darajada koobaad ee ciidamada qalabka sida iyo saraakiil kale, kuwaa oo u tagay degmadaasi sidii talaabo … Continue reading Ciidamada Danab oo lagu amray in Nolol ama geeri ku keenaan dadkii ka dambeeyay …